Mahadnaq
Jump to navigation
Jump to search
Mahadnaq, Mahadcelin ama Mahadsanid (Af Ingiriis : Gratitude, thankfulness, gratefulness; Reer aw xasan waa beel kamid ah) waa dareen oo la dareemo marka wax fiican, kaalmayn ama faa'ido dhacdo.
„Ilaahay wax walba uu kuu sameeyay ugu mahadnaq.”[1]
Bar carruurtaada inay muujiyaan mahadnaq. Xataa carruurta yaryar waxa la bari karaa inay ku mahad naqaan naxariista loo muujiyey.[2]
Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Waa riyaaq gelin qof qofkale wax uqabtay