Male Awaal
Jump to navigation
Jump to search
Male Awaal (Af-Carabi: خيال , Af-Ingiriis: Fiction) waa nooc suugaanta, sheekiiyinka ama Aragtiyaha ka mida oo badanaa sawira dhacdooyin lagu tilmaamo wax la yaab leh isla markaasna aan sal iyo raad toona ku lahayn nolosha caadiga ah, sheekooyinka noocaas ah ayaa laga helaa Male Awaalka ayaa ahaan kara sheeko lagu qoro buug ama Riwaayad.
Sidoo kale eeg[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]
- Male Awaal Saynis