Maqaraf (Xagaafad)

Ka Wikipedia
maqaraf ama xagaafad
Xagaafad

Maqaraf ama xagaafad ( Af Carabi : ar‎  Af Ingiriis : Trowel) waa badeel yar oo gacanta lagu qaato, waxaa lagu darsadaa shamiitada carada iyo dhoobada, iyadoo lagu malaasayo ama lagu simayo darbi ama dhul la doonayo in la simo. waxaa kaloo loo adeegsada in lagu qodo qododka wax lagu abuuro ama waxa lagu aaso. ugu dambayn waa badeel yar oo hal gacan loo adeegsan karo.