Marqaan wayne

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Marqaan waa magaalo Tariikhi ah oo ku tala Ismamul gobaleedka Soomaalida Itoobiya. Magaladaan waxay caan ku tahay xoolaha. Waxay ku taalaa dhul daaqsimeed aad u wanaagsan, waxana dega qabiilka tariikhda Soomaalida ugu caansan caligeri axmed garaad. Magaalada marqaan waxay caan ku tahay xoolaha sida geela iyo adhiga darwiish jaamac biixi ''maagaca magaaladu waxuu ku qotomaa ceel biyood la oran jiray (Marqaad-wayne) micnaheedu yahay ceel mug-wayn halkaas oo dadku ugu dhawaaqay marqaan wayne'' Aasaaska magalada waxaa qayb weyn ka ciyaaray Boqortoyada Ingiriiska oo laha qorshe ku adan in beelaha dhulbahante in laga saaro dhulka Soomaaliya. magaaladu waxay leedahay kaabayaal dhaqaale oo fiican. waxaa ka mid ah astaamaha marqaan in ganacsigu ku koro jamac biixi ayaa sheegay in marqaan lagu sheego inuu degan yahay jin qani ah. magaalada waxaa ku dhaqan in ka badan 30.000 oo qof waana magalada sedexaad ee ugu dadka badan dhulka dhulbahantaha marka laga tago Laascaanood iyo Buuhoodle waxaa magaalada hoostaga oo laga xukumaa magaalooyin badan.

Tuulooyinka hoostaga[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Goob wayne
  • Xagarburburis
  • Dameercad
  • Wanaagsan

Murtida iyo Abwaanada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

waxaa magaalada ka soo jeeda abwaanada Soomaalida ugu caansan oo ay ka midyihiin

  • Ismaaciil mire
  • Cali dhuux

Waxbarashada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

waxaa magaalada marqaan wayne Ku yaala goobo waxbarasho oo 20kii sano ee ugu dambaysay magaalada marqaan ka dhigay Hoyga waxbarashada ee deegaanka ku hareeraysan oo dhan iyadoo deegaankaasi ka aga dhow oo dhan ay usoo waxbarasha doontaan gaar ahaan dhanka Cilmiga Diiniga waxaa ka mida Iskuulada İyo Machadada Ku yaala magaalada marqaanwayne:

  • Dugsiga hoose dhexe sare ee Cali dhuux Adan (Ali Dhuh Primary and Secondary School)
  • Machadka Imaam Nawaawi
  • Machadka Imaam Shaafi

waxaa İntaasi dheer qurba joogta iyo ardayda kasoo jeeda deegaanka waxay aad Ugu hanwaynyihiin Inay mar uun ka hirgelin Waxbarashada heerka jaamacadeeda.

Dad magac ku leh magalada

Waxaa magaalada magac ku leh:

•Jaamac dhible.

•Darwiish Jaamac Biixi Kidin.