Jump to content

Minami Minegishi

Ka Wikipedia
Minami Minegishi
Minami Minegishi ee 2018
Magaca Saxda峯岸 みなみ
Ku dhashay (1992-11-15) November 15, 1992 (age 32)Jir
Itabashi-ku, Tokyo, Jabaan
Xirfad muusik
Nooca fankaJ-pop
QalabkaCod
Sanadaha Shaqada2005–2021
YouTube information
Kanaalka
Sannado  firfircoon2019–hada
Subscribers184,000[1]

Markii u dambaysay ee la cusbooneysiiyay: 22 Maarso 2021

Minami Minegishi (峯岸 みなみ, Minegishi Minami, dhashay Nofeembar 15, 1992) waa idol reer Jabaan ah, heesaa iyo atariisho, oo uu matalo Production Ogi.  Waxay xubin ka ahayd kooxda gabdhaha AKB48,[2] iyo no3b. Waxaa lagu xusay inay haysato muddada ugu dheer ee xubnaha asalka ah ee kooxda laga bilaabo 2005 ilaa 2021.

  1. . YouTube https://www.youtube.com/channel/UCVedolgyNM3SM6rXORDDTgg/featured/about.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. https://japantoday.com/category/entertainment/akb48%E2%80%99s-final-original-member-who-had-to-shave-her-head-is-leaving-the-group