Miqdaad bin aswad

Ka Wikipedia

Miqdaad bin Camar oo loo yaqaan Miqdaad bin Aswad waa saxaabi ka mid ahaa dadkii ugu horeeyay ee islaamka qaata, wuxuu u haajiray Xabasha ka dbina Madiina, Nabiga scw ayuuna kala qeyb galay intuu noolaa duulaamadiis dhamaan, waqtigii Khulafada Raashidiinta wuxuu qeyb ka noqday Furshada shaam iyo Masar. Miqdaad sandkii 33H ayuu ku dhintay Madiina.