Nikel

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Nickel)


Nikel[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Nikel waa curiye bir oo leh midabka naxaasta oo wax yar cad.

Nikel (Ingiriis: Nickel) calaamad Ni waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay labaatan-iyo-sideed.

Nikel waa curiye bir oo leh midabka naxaasta oo wax yar cad.

Curiyehan wuxuu ku jiraa birta Diwaanka Curiyeha waxaana laga helaa oogada sare ee dhulka.