Isku-buuqa
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Niyadjabka)

Muraradillaac ama isku-buuq (Af Ingiriis : Major depressive disorder; Af Carabi: اضطراب اكتئابي) waa waaxda cudurada oo dadka ka dhiga murugaysan xad-dhaaf ah. Isku-buuq waa jirro khatar ah.