Portal:Aasiya/Maqaal xul ah/2

Ka Wikipedia
Kaarka Bariga Dhexe

Bariga Dhexe (Af Ingiriis : Middle East; Af Carabi : ar‎) waa mandaqad Juquraafiyeed Kakooban Wadamada Galbeedka Aasiya iyo Waqooyiga Afrika. Mandaqada Bariga Dhexe waxa ay Hadhaysaa badaha Badacas Gacanka Carabta Bada Dhexe iyo Bada Carbeed. Magacani waxa uu tilaamayaa xadaaradaha iyo taariikhda mandaqadan.magacan waxa labixiyaay xiligii ay nimankii juquraafaystayaasha ahaa caalamka u qaybiyeen mandaqado.taasina waxa ay ahayd xili aad u fog. Bariga Dhexe waa mid kamida meelaha caalmka ugu Rabshadaha badan. Bariga Dhexe waxaa la isku dhahaa ama ee u badantahay dhulka ee carabta degto, waxeena ku taalaa Koonfurta Galbeed ee qaarada Aasiya iyo Woqooyiga qaarada Afrika. Wadamada ee bariga dhexe ka koobantahay waxaa ka mid ah.