Portal:Aasiya/Maqaal xul ah/6

Ka Wikipedia
Calanka Shiinaha

Shiinaha (中华人民共和国 / 中華人民共和國) waa wadanka shiinaha waa wadanka ugu ween bariga Aasiya, waana wadanka sadaxaad oo ugu ween aduunka oona ugu dadka tirada badan. wadanka waxaa degan, dad gaaraayo 1.3 biliyan oo qof, waa halkiiba shan oo shacabka aduunka oo dhan aa degan. magaalo madaxda wadanka waa Beijing.wadanka Shiinaha waxa kamida sida gobolada Hong Kong Makaw. Wadanka shiinuhu waxa uu ka koobanyahay dhul gaadhaya 9.6 malyan oo labajibaaran waxaanuu noqonayaa wadanka sadexaad ee caalmka uguwayn.wadanka shiinuhu waxa uu kakoobanyahay dhul saxare ah iyo dhul kayn ah. xadaaradahii hore ee shiinuhu waa mid kamida xadaaradaha caalmka ugu qadiimsan.sikale haddii aan u dhigno wadanka shiinuhu waxa uu leeyahay taariikh aad iyo aad u dheer.