Portal:Somaliland/Maqaal xul ah/6

Ka Wikipedia

Gasiirada Saacadiin sidoo kale loo yaqaan gasiiradaha Sacaada-Diin waa gasiirad ku dhex taala biyaha gacanka Cadmeed ee Bada Cas taasi oo 7 km u jirta magaalada taariikhiga ah ee Saylac. Gasiirada Saacadiin waa mid aad u balaadh oo lagu qiyaasey 12 km isku wareeg ah (12 km²).