Portal:Sooyaal/Maqaal xul ah/Kayd

Ka Wikipedia

Kaydka Shaqsiyaad xul ah ee portal-ka siirada


1

Gen. Daauud Cabdulle Xirsi (1924-1965) wuxuu ahaa Janaraalkii ugu horeeye ee yeelato Soomaaliya isla markaasna ahaa taliyihii ugu horreeyey ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Janaraal Daauud wuxuu ku dhashay tuulada Mareeg ee ka tirsan gobolka Galguduud ee dalka Soomaaliya halkaas oo uu ku dhameeye aqoontiisa Qur'aanka asagoo da' yar ah. Muddo sanad ah asagoo ka shaqaynaya xaafiiska Talyaaniga ee degmada Buuloburde ayuu wuxuu u gudbay magaalada Muqdisho, xoogaa kahor intaan la gaarin Dagaalkii Labaad ee Aduunyada. 1943dii wuxuu ku biiray Ciidamada Booliska ee Ingiriiska oo markaas haysta koonfurta Soomaaliya, Janaral Daauud waxaa uu ka gaaray shaqadiisa ilaa barre (macalin) tababare ka ah Dugsiga Booliiska ee Xamarjajab.


2

Portal:Sooyaal/Maqaal xul ah/2


3

Portal:Sooyaal/Maqaal xul ah/3


4

Portal:Sooyaal/Maqaal xul ah/4


5

Portal:Sooyaal/Maqaal xul ah/5


6

Portal:Sooyaal/Maqaal xul ah/6


7

Portal:Sooyaal/Maqaal xul ah/7


8

Portal:Sooyaal/Maqaal xul ah/8


9

Portal:Sooyaal/Maqaal xul ah/9


10

Portal:Sooyaal/Maqaal xul ah/10





Hagista qaab ku darista maqaalada cusub

  1. wax ka bedel boggaan template ka wax ku kordhi {{ Portal:Sooyaal/Xulka kayda|Maqaal xul ah| + tirada ugu dambaysay ee ku jirta lagu daray hal}} qoraalka ah "geli xulalka cusub sadarkaan dushiisa"
  2. iska hubi bedelkaada kaydina, meesha aad waxa ku qortay waxaa kaaga soo muuqan doona (hadii aad qorta wax qaldan) qoraal cas, اguji dusheeda.
  3. Bogga gudihiis intaan ku qor :
{{ Portal:Sooyaal/Maqaal xul ah/Template
|Maqaal = Magaca maqaalka
|image = Sawir kasoo muuqanaya qaybta midig
|text = Qoraal xoogaa ka mid ah maqaalka rasmiga ah
}}
4. kadib guda gal Boggaan, bedelistiisa, templateka ku jira bedel qiimaha doorsoomaha "end=" tirada ku jirta ee lagu daray hal.