Portal:Turkiga/Magaalo Xul Ah/2

Ka Wikipedia
{{{comment}}}

Ankara (Ancyra waa caasimad iyo magaalo-madaxda dalka Jamhuuriyada Turkiga. Caasimaddaan waxaa ku dhaqan dad gaaraya 4,587,558 (2014) iyo 5,150,072 oo ku dhaqan Gobolka Ankara (2015), waxaa qabsaday mangooliyiintii ilaa waxaa kala sii wareegay dawladdii cusmaaniyiinta qarnigii 14aad, Mustafa kamaal ataturk ayaa u bedelay caasimadda turkiga 1923.