Portal:Xisaab/Xul

Ka Wikipedia
Toobin Waa joomateri ay masaaxad saleedkiisu goobo tahay, masaaxada isku xirta salalkuna tahay Toobin.

: Qaacidadaan waa Toobinta usamaysan Salkeeda sida Goobada

r : Gacanka Salka.
h : Joogga Toobinta.
A : Bedka Salka.
P : Wareega salka.
V : Mugga Toobinta.
g : Dheerer garaaf toobineed ee gooba quman ah.

Bedka

Bedka dusha sare ee toobin Goobeed quman =
Bedka salka toobinta =
Toobin goobeed quman hadii la gooyo ee barbarra la noqda waxaa ka dhalanaya :
Halka (a) Waa bedka gabalka la jaray, iyo (k) Fogaanta halka laga jaray madaxa.

Mugga

Mugga Jooga toobin Gacanka Salka iyo Mugga dhulubo. Sidaas daraadeed:

Kaydka... Aqri dheeraad...