Qaamuus

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Qaamuus waa buug oo erayga ama luqadaha fasiro. qaamuuska waxoo kuu fasiraa ama kuu turjumaa, luqadaha kale. badanaa qaamuusyaasha waxaa lagu tixay, alifbeetada, si oo u fududaado, radinta xarafka aa raadineesid.'Inta badan waa aad ka faaidaysan kartaa sidoo kale waxaad uga faaidaysan kartaa dhinca luuqada afkeena hooyo ee somaliga hadii aad tahay qof Ku daciif ah dhinca luuqda somaliga sidoo kale qumuuska waxaad ka baran kartaa ereyo luqadaha kale sida englishka , carabiga iyo luuqado badan oo kale

Qaamuus finnish-soomaali-finnish[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qaamuus Soomaali-Ingriis[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qaamuus Soomaali- Faransiis (Français)[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qaamuus Soomaali-Ingiriis-Jarmal[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qaamuus Soomali - Ingiriis - talyaani (italiano)[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]


Qaamuus Esperanto[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qaamuus Esperanto-Jarmal[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qaamuus Jarmal-Esperanto[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]