Qurbo

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Qurbe)
Haku khaldin xayawaanka bada Quba

Qurbe, Qurbo (Af Ingiriis : foreign country) waa wadan ka duwan midka qof u dhashay, sharci ka heysto iyo muwadin ka yahay. Sida caadiga ah, qurbe waa wadan fog, leh luuqad, dhaqan, midab, diin, iyo nolol ka duwan mida aan naqaano wadankeena dhexdiisa. Ka dib dagaaladii sokeeye ee Soomaaliya, dad badan ayaa u guuray wadanada qurbaha fog. In badan waxay u tageen si ay nabad iyo nolol fiican u helaan.


Sidoo kale eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]