Qurbo Joog

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Qurbo Joog ama Dibad Joog waa dadka u qaxay ama u guuray wadamada dibada ah oo ka maqan dalka ay u dhasheen. qurbo joog qofka waxaa ka dhigi kara shaqo dowladeed oo uu ka hayo ama dhib ka dhacay dalkiisii oo ku kalifay inuu u dal kale ku noqdo qorbe joog.

Dadka ugu qorbe joogta badan aduunka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dadka caalamka ugu badan ee qurba joogta ah waa dadka Falastiin, suudaan iyo soomaalida. waxaa tobankii sano ee u dambeeyay ku biiray ku waas Dadka Ciraaq, Suuriya iyo Afgaanistaan.

Dhibta Qurbaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qurbaha ayaa dhibaato badan leh sida dhaqan badal, cadaadis jinsiyad, midab takoor, iyo shaqo yari ama xoriyad yar. waxaa u sii dheer hilowga dalkii loo qabo.

Sidoo kel eeg[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]