RPG (gantaal)
RPG ama Saban sida soomaalidu u taqaanno (Af Ingiriis : Rocket-propelled grenade) oo ah gantaal garabka laga rido, waa lidka Taangiyada iyo gaadiidka cadowga, waa qori afka loo galiyo Gumac weyn oo bambo ka samaysan taasoo leh baalal ay ku duusho, gumacaas qarxaya ayaa wata qayb dambe oo qarxiso ah oo gadaasha dambee qoriga ka baxda markii gumaco baxo, Qoriga ayaa laga ridi karaa intii loo baahdo oo baalooto, halka qaar hal mar kaliya laga rido iyagoo u baahan xilli ay ku qaboobaan.[1]
Sifaale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xabada sabanka ayaa loogu talo galay inay duleeliso gaadiidka cadow isla markaana ay ku qaraxdo iyadoo gaarsiinaysa waxyeelo weyn, waxaa kaloo adeegsadaa baabuurta ciidanka qaada iyo kuwa qoryuhu saaranyihiin, waxaa kaloo lagu qarxin karaa meelaha ay cadowgu ku urursanyihiin.
Qorigaan ayaa noocyo badan oo kale dambeeyay xaga tayadana ku kala fiican, noocyadiisa waxaa ka mida, waxaana sameeya wadamo badan sida ruushka jarmalka iyo maraykanka.
Sawirro
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Sidoo kale eeg
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]{{reflist|30em|refs=
[2]
<ref name="militaryfactory">. Militaryfactory.com. 2013-11-21 http://www.militaryfactory.com/smallarms/detail.asp?smallarms_id=10. Soo qaatay 2014-05-08. Maqan ama ebar |title=
(caawin)
- ↑ Cite error: Invalid
<ref>
tag; no text was provided for refs nameddictionary army
- ↑ How Rocket-Propelled Grenades Work howstuffworks.com