Radio Muqdisho

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Raadiyoow Muqdisho
Radio Mogadishu
Nuuca Idaacad iyo telefishin
Dalka  Soomaaliya
Ugaar ah Qaranka
Xarunta Muqdisho, Soomaaliya
Milkiyadda Dawladda Soomaaliya
Waqtiga hawada 1951
Website rasmiga ah Radio Muqdisho
Afka (luqada) Soomaali, Carabi, Ingiriis

Radiyo Muqdisho codka Jamhuuriyadda Soomaaliya, waa idaacad ku hadasha codka dowladda federaalka ee Soomaaliya .[1]

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Raadio muqdisho Waxaa la aasaasay xilligii gumeysiga talyaaniga ee Dhulka Talyaaniga ee Soomaaliya. Raadiyo Muqdisho ayaa markii hore ku baahin jirtay wararka afka soomaaliga iyo talyaaniga . idaacadda ayaa markii ugu horreysay la bilaabay 1951[2] 9 sano ka hor intii aan dalku xor noqon.

raadio muqdisho waxaa la xiray Dagaalkii sokeeye ee qarxay 1991, waxaana si rasmi ah dib loogu furay horaantii sanadkii 2000 dowladii ku meel gaarka ahayd ee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cabdiqaasim Salaad Xassan .

  1. "Mulaxamiistayaasha Soomaaliyeed". 
  2. "waxaa la aasaasay 1951dii".