Jump to content

Saangur seed-gaaban

Ka Wikipedia
Saangur seed-gaaban
Saangurka Xad-taxanaysan ee Afrika (African striped weasel (Poecilogale albinucha)

Saangur seed-gaaban waxaa af ingiriis lagu dhahaa weasel; ( Af Ingiriis : weasel) wa naasley oo hilibcun ah; waxa na uu ka mid yahay boqortooyada xayawaanka ( Mustelidae), gaar ahaan bahyarka (Mustela). Adeegaha ee xubintan ku jira waa jid dheer yihiin wa na lugo gaaban yihiin. Farqiga u dhexaysa saangurka seed-gaaban iyo sangurka seed-dheerka waa ta labaad wuu ka weyn yahay wa na ka seed dheer yahay maacaabidda hore. Xayawaankan, cuntadiisa ee joogtada ah, waa jiirka.[1] Saangurka kaliya ee Afrika dega waa Saangurka Xad-taxanaysan ee Afrika (African striped weasel (Poecilogale albinucha) ).

Saangurka seed-gaaban wuxuu la bah-wadaaga Saangurka seed-dheer.

  1. King, Carolyn M.; Powell, Roger A. (2006). The Natural History of Weasels and Stoats: Ecology, Behavior, and Management. Oxford University Press. ISBN 978-0-19-804113-9.