Jump to content

Saanxume

Ka Wikipedia
Caarcaaro

saanxume, ee af ingiriis lagu yaqaano grasshopper (Af Ingiriis : grasshopper;) waa koox cayayaano oo ku jira bahda Caelifera. Saanxumaha waa koox cayayaan ee ah bahda ugu qadiimiga dhanka cayayaanada ee cawska cuna, iyagoo lagu qiyaasay jiritaankooda inay leegtahay 250 milyan sano. Saanxumaha waxay yihiin nafley oo dhulka badankood ku socda. Lugo bood lagu talagalay oo xoog ah ayaa u suuroobta inay si fudud waxyaabaha halista ah ka carari karaan. Dhaxal-sugaha saanxumaha waxaa ka mid ah anyaxa iyo kabajaanada iyo kuwa kale ee fara badan.[1]

  1. Thomas, F.; Schmidt-Rhaesa, A.; Martin, G.; Manu, C.; Durand, P. Renaud, F. (May 2002). "Do hairworms (Nematomorpha) manipulate the water seeking behaviour of their terrestrial hosts?". Journal of Evolutionary Biology. 15 (3): 356–361. doi:10.1046/j.1420-9101.2002.00410.x.