Safiina salaad

Ka Wikipedia

kitaabka safiina salaad (afka carabiga; سفينة الصلاة) waxaa qoray cabdulaahi bin cumar alxadrami, wuxuu ku saabsan yahay fiqiga shaaficiyada, si gaar ah axkaamta salaada.

krbadka kitaabka safiina salaad

Warbixin ku saabsan qoraaga kitaabka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waa cabdulaahi bin cumar alxadrami (١٢٠٩ - ١٢٦٥ هـ = ١٧٩٤ - ١٨٤٩م) wuxuu ku dhashay tuulada musiila ee dgacda koonfurta magaalada tariim 1209H\1794, wuxuu ahaa madhabkiisa shaafici, magaalada xadramuut muftiyaasheeda muumuuqda ayuuna ku jiray,

  • Shiiqyaalkiisa waxaa ka mid ahaa:

-Aabihiis cumar al-xadrami

-abtigiis daahir bin xuseen bin daahir

-Abtigiis kale cabdulaahi bin xuseen bin daahir

-aqoonyahanka cabdulaahi bin abiibakar bin saalim bin ceydiid

-aqoonyahanka calawi bin saqaaf bin maxamad al-saqaaf

shiiqa wuxuu xajiyay 1240H kadib safaradiisa ayaa is daba kaceen wuxuu tagay hindiya shaam, masar iyo jasiirada jaawa, afarkiisa wuxuu isugu jiray mid wax barasho iyo faafinta diinta dad badan ayaana kusoo islaamay gacantiisa, wuxuu ku caan baxay dhulalka uu tagay faqiih aa ka labalabeen inkirida munkarka, wuxuu ku soo laabtay xadramuut 1261H ka dib kama tagin,

wuxuu ku dhintay xadramuut 1265H\1849 https://majles.alukah.net/t147489/

Sharaxyada kitaabka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Gayiga soomaalida[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]