Safiya binti cabdi mudalib
Appearance
Safiya binti Cabdi Mudalib bin Haashim waa eedada Rasuulka scw, waxa ayna isku bah yihiin Xamza, Safiyo sidoo kale waa Hooyada Zubeyr bin cawaam.
| Safiya binti cabdi mudalib صفية بنت عبد المطلب | |
| saxaabi | |
|---|---|
| xog ku saabsan | |
| Aabaha: | Cabdi Mudalib |
| Hooyada | Haala binti wuheeb |
| Dhalatay: | 571 |
| Ku dhalatay: | Makka mukarama |
| Diinta: | Islaam |
| xaaska | Xaaris bin xarbi, Cawaam bin khuweylid |
| ilmaheeda | Zubeyr bin Cawaam, Saaib bin Cawaam, Umu xabiiba binti cawaam |
| walaalaheed | Cabdulaahi aabaha nabiga scw, Xamza, Cabaas, Abuu Daalib |
| Dhimatay: | 20H |
| Ku dhimatay: | Madiina munawara |