Cabaas bin Cabdul mudalib

Ka Wikipedia

Cabaas bin Cabdi mudalib waa adeerka nabi muxamad scw, wuxuu aad uga ag dhawaa nabiga scw laakin islaamidiisa way dib dhacday, dagaalkii xuneen ayuu ka qeyb galay, wuuna sugnaaday markay dadka carareen.

Cabaas wuxuu ka weynaa nabiga scw labo sano, wuxuuna dhintay sanadkii 32H.

Faraciisii ​​waxay aasaaseen khilaafadii Cabbaasiyiinta 750 taas oo jirtay ilaa 1258.

cabaas bin cabdi mudalib
عباس بن عبد المطلب
saxaabi
xog ku saabsan
aabihiisa: Cabdi mudalib
hooyadii natiila binti janaab
Dhashay: 568
Ku dhashay: Makka
Diintiisa: Islaam
xaaska Umu fadli lubaaba binti xaaris
ilmahiisa Cabdulaahi bin cabaas, fadli bin cabaas
walaalihiis Cabdulaahi aabaha nabiga scw, Safiya binti cabdi mudalib, Xamza bin cabdi mudalib
Dhintay: 32H/653
Ku dhintay: madiina

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]