Jump to content

Selçuk İnan

Ka Wikipedia
Selçuk İnan
İnan oo Turkiga u dheelaya 2016kii
Macluumaad Xirfadeed
Saddex Magac Selçuk İnan
Dhashay (1985-02-10) 10 February 1985 (Da’da  41)
Ku dhashay İskenderun, Turkiga
Joogga 1.82 m (6 ft 0 in)
Booska cayaarta Khad Dhexe
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Hadda Galatasaray SK
Nambarka 8
Ciyaartooyda yar-yar
1999–2000 Karaağaçspor
2000–2002 Dardanelspor
Cayaartooyda Waawynka*
Sanadaha Team Apps (Goolal)
2002–2005 Dardanelspor 76 (6)
2005–2008 Manisaspor 75 (11)
2008–2011 Trabzonspor 93 (7)
2011– Galatasaray SK 158 (39)
Xulka Qaranka
2001–2002 Turkiga 17-Jirka ah 8 (2)
2002 Turkiga 18-Jirka ah 5 (1)
2002–2004 Turkiga 19-Jirka ah 14 (5)
2004 Turkiga 20-Jirka ah 9 (1)
2005–2007 Turkiga 21-Jirka ah 10 (3)
2007– Turkiga 50 (8)
  • Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 19 May 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 13 October 2015

Selçuk İnan (İskenderun, 10 Febaraayo 1985) waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda Galatasaray SK ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga, Inan waa kaptanka kooxda Galatasaray. Wuxuu ku soo biiray cayaaraha isagoo jira 14 sano, wuxuuna horey ugu soo ciyaaray kooxda Trabzonspor.

Selçuk İnan oo 2012kii Galatasaray u dheelaayo