Shaah cabaas koowaad

Ka Wikipedia

Shaah Cabaas koowaad ( Af-Faaris; عباس یکم ) waxa uu ahaa mid ka mid ah hogaamiyaasha ugu waaweynaa taariikhda Iiran iyo Boqortooyadii Safawiyiinta. Waxaana loogu yeeri jiray "Cabaaska weyn" (Af-faarisi; شاه عباس بزرگ), wuxuu ka talinaayay iiraan (27 Janawari, 1571 - 19 Janawari, 1629)