Dawladii safawiyiinta
Muuqaal
Dawala safawiyiinta (afka carabiga; الدولة الصفوية, afka faarisiga; ایران صفوی) waa dawlad islaami shiico ahayd oo ka talineeysay iiraan iyo wadamada dariska la'ah 1501 ilaa 1736, waxaana loo arkaa bilawga taariikhda cusub ee iiraan[1], isbadalka ugu weyn ee soo kordhisay dawladaan ayaa ah iney madahbka shiica labo iyo toban madhabka rasmiga ah ee iiraan, dawladaan ayaa dagaalo adag la gashay cusmaaniyiinta oo matalaayeen suniyiinta.
Boqorada safawiyiinta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Magaca | Sawirka | Ciwaanka | Sanadaha xukunka | |
|---|---|---|---|---|
| 1 | Shaah ismaaciil koowaad | Shahan-shah | 1501–1524 | |
| 2 | Dahmaasib koowaad | Shaah | 1524–1576 | |
| 3 | Ismaaciil labaad | Shaah | 1576–1577 | |
| 4 | Muxamad Khudabanda | — | Shaah, Suldaan |
1578–1587 |
| 5 | cabaas koowaad | Shaah, Zell'ollah, Ṣāḥebqerān-e-ʿAlāʾ |
1588–1629 | |
| 6 | Safi al-safawi | Shaah | 1629–1642 | |
| 7 | Cabaas labaad | Shaah | 1642– 1666 | |
| 8 | Suleymaan | — | Shaah, Suldaan | 1666–1694 |
| 9 | Sudaan xuseyn | Shaah, Suldaan | 1694–1722 | |
| 10 | Dahmasib II | — | Shaah | 1729–1732 |
| 11 | cabasas III | — | Shaah Sahib-e-Qorân, Sultan bar Salatin |
1732–1736 |
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ {{استشهاد بموسوعة|الأخير=|الأول=|عنوان=SAFAVID DYNASTY|موسوعة=Encyclopædia Iranica|مسار=https://iranicaonline.org/articles/safavids%7Cمسار[xiriiriye dhintay] أرشيف=https://web.archive.org/web/20190726133321/http://www.iranicaonline.org/articles/safavids%7C%D8%AA%D8%A7%D8%B1%D9%8A%D8%AE أرشيف=26 يوليو 2019