Shaqo la'aan

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Boga "Baagamuundo" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Shaqo la'aanta (Af-Ingiriis: Unemployment; Af-Carabi: البطالة) sidoo kale loo yaqaano ama Baagamuundo, waa helid la'aanta fursad shaqo uu heli waayo qof shaqayn kara hadana raba oo raadinaya hadana an helaynin, qeexidaas waxaa laga qaadanayaa qof walba oon shaqo haynin inuusan shaqo la'aan ahayn, Ardayda, cuuryaanka, waayeelka, Hawlgabka, iyo Hodanka ka maarmay shoqo oo dhan lama raacinayo inay shaqo la'aan ama baagamuundo yihiin,

Ereyga ayaa la socday soo if-bixii hurumarka warshadaha, sababtoo ah baadiyaha lagama adeegsado ereygaan Shaqo la'aanta mana sameeyo macno gaar ah. Gabadee Rahmanimco la daho waa Shaqo la'aan.

Heerka Shaqo la'aanta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

hadii aan somaliya ka hadalno waxa la dhihi karaa waa boqolka 50% weye wana hubaal in intaa ka sii badan doonto sanadaha soo socdo hadii la helin dowlad wax ka qaban shaqo la aanta bahsan ee hatan ka tagay mogdish

Jaadadka shaqo la'aanta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Astaamaha Shaqo la'aanta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Shaqo la'aanta Soomaaliya[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Sidoo kale eeg[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]