Sheebsan

Ka Wikipedia

Nolol sheebsan ama inkaha sheebsan (Af Ingiriis : luxurious) waa nolol oo raaxo leh oo qaali ah. Noloshada sheebsan wuxuu ka qaalisan yahay rayidka guud. Noloshada qaali ama sheebsan wuxuu tixgeliya kharashka baabuur, guri, dharka, iyo qalabada kale ay dadka isticmaalaan. Lahaanshaha nolol sheebsan wuxuu saamayn ku leeyahay maqaamka, sharafka, maamuuska iyo karaamada uu qofkaas leeyahay. Dadka ku nool nolol sheebsan waxay badankood leeyihiin xisaab socota oo aad u weyn, oo hal yeho / melyan gaadhi karaa.[1][2]

Noocyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Saacada quartz watch waa saacad qiimo badan iyo shebsan ah caused mechanical watches to become primarily luxury goods.
Baabuurka Rolls Royce waa baabuur qiimo lh iyo sheebsan ah
Todobo nooc oo caviar, waa cunto quumo iyo sheebsan ah
Shandad Kelly waa shandad qiimo leh iyo sheebsan ah

sido kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Kren, Thomas, Illuminated Manuscripts of Germany and Central Europe in the J. Paul Getty Museum, 2009, pp. 7-9, J. Paul Getty Museum, ISBN 9780892369485,
  2. Parker, Christopher J.; Doyle, Stephen (2018). "1". In Ozuem, Wilson; Azemi, Yllka (eds.). Designing Indulgent Interaction: Luxury Fashion, M-Commerce, and Übermensch. IGI Global. pp. 1–21. ISBN 9781522526971.