Shilke (qori)

Ka Wikipedia

Shilke Af-Ingiriis: KPV heavy machine gun) waa qori weyn oo ah lidka diyaaradaha baasna u dhaca, waxaa laga ridaa rasaas cabirkeedu yahay 14.5×114mm, waxaa la sameeyay 1949 midowga sofiyet. waxaa kaloo loo adeegsadaa ciidanka lugta ee cadowga, moodalkii ugu horeeyay waxaa sameeyay, qorigaan ka kooban afar qori oo isku xiran oo si iskku mid ah u wada dhacaysa, waxaana loo kala furfuri karaa mid mid, wuxuu diyaaradaha jooga hoose ku socda  ka toogan karaa 2000 mitir.

Qorigaan markii la kala furo halkiisa xabo ee gaari saaran waxaa loo yaqaan Siikaawe ama Dhuun-shilke, labada isku dhegan ee baabuurta la saarana waxaa loo yaqaan Daba dhiibato, markuu isku wada xiranyahayna waa shilke.

Sawirro[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Daba dhiibato nooca baabuurta gadaal gadaal loo jeediyo

Sidoo kale arag[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]