Shirkada Isgaariinta ee Telcom Somalia

Ka Wikipedia

Shirkada Isgaariinta ee Telcom Somalia waa shirkadii ugu horeysay ee nidaam isgaarsineed oo xor ah ka hirgelisay Magaalada Muqdisho, Shirkadaan ayaa waxa horey loo dhihi jiray AST Olympic, waxeyna xarunteeda dhexe ee Muqdisho ku taalaa Suuqa Bakaaraha ee Degmada Howlwadaag, xarunteeda labaadne iyadana waxa ay ku taalaa Degmada Shibis,

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

waa shirkad muhiim u ah umada somaliyeed