Shirki

Ka Wikipedia

Shirki waa erey carabi ah oo ka yimid shiraakah (شراكة) oo lamid ah wadaagid. shirko waa dad wax wadaagay dhul ama dhaqaale.. shirkad > waa hanti la galiyay ganacsi oo magac loo bixiyay una shaqaysa sida company (شركة).

Qeexid diin ahaaneed[1][wax ka badal | wax ka badal xogta]

shirki waa af-garad islaami ah waa wadaajinta alle lala wadaajiyo cid wuxuu abuuray ka mid ah, waa iyadoo la siiyo xaq uu allah lahaa oo kaliaya cid kale oon mutaysan. islaamku waxuu ka soo qaadaa qofka shirki ku dhaca (mushrik) dambiile wayn magac mushrik waa (wadaajiye) ayuu qaadanayaa, shirki wuxuu ka soo horjeedaa iimaan, waa waxa diintu ay usoo degtay inay baabiiso, waa waxa ka soo horjeeda islaam oo ah hogaansanaanta alle loo hogaansamo.

Noocyada Shirkiga[2]:[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • 1-shirki wayn (شرك أكبر)  waa cibaadada oo dhan ama qayb ka mida oo allaah laga leexiyo cid kalana loo leexiyo ama sifooyinkii allah sida rabbinimada ama ilaahnimada cid kale lagu tilmaamo inay leeyihiin. qofka sidaa sameeyana diinta waa ka baxay naartana waa uu ku waarayaa aakhiro wuxuuna qaadanayaa magaca gaal sida diintu shegtay إِنَّهُ مَنْ يُشْرِكْ بِاللهِ فَقَدْ حَرَّمَ اللهُ عَلَيْهِ الْجَنَّةَ وَمَأْوَاهُ النَّارُ وَمَا لِلظَّالِمِينَ مِنْ أَنْصَارٍ﴾ المائدة:72

إِنَّ اَللهَ لاْ يَغْفِرُ أَنْ يُشْرَكَ بِهِ وَيَغْفِرُ مَاْ دُوْنَ ذَلِكَ لِمَنْ يَشَاْءُ وَمَنْ يُشْرِكْ بِاللهِ فَقَدْ ضَلَّ ضَلاَلاً بَعِيداً﴾ النساء: 116]

قُلْ أَفَغَيْرَ اَللهِ تَأْمُرُوْنِّيْ أَعْبُدُ أَيُّهَاْ اَلْجَاْهِلُوْنَ. وَلَقَدْ أُوْحِيَ إِلَيْكَ وَإِلَىْ اَلَّذِيْنَ مِنْ قَبْلِكَ لَئِنْ أَشْرَكْتَ لَيَحْبَطَنَّ عَمَلُكَ وَلَتَكُونَنَّ مِنَ اَلخَاسِرِينَ. بَلِ اَللهَ فَاَعْبُدْ وَكُنْ مِنَ اَلْشَّاْكِرِيْنَ﴾ الزمر: 64-66)

وَإِذْ قَاْلَ لُقْمَاْنُ لاِبْنِهِ وَهُوَ يَعِظُهُ يَاْ بُنَيَّ لاْ تُشْرِكْ بِاَللهِ إِنَّ اَلْشِّرْكَ لَظُلْمٌ عَظِيْمٌ﴾ لقمان) 

فَاجْتَنِبُوا الرِّجْسَ مِنَ اْلأَوْثَانِ وَاجْتَنِبُوا قَوْلَ الزُّورِ حُنَفَاءَ للهِ غَيْرَ مُشْرِكِينَ بِهِ وَمَنْ يُشْرِكْ بِاللهِ فَكَأَنَّمَا خَرَّ مِنَ السَّمَاءِ فَتَخْطَفُهُ الطَّيْرُ أَوْ تَهْوِي بِهِ الرِّيحُ فِي مَكَانٍ سَحِيقٍ﴾ الحج: 30-31)

إِنَّ اَللهَ لاْ يَغْفِرُ أَنْ يُشْرَكَ بِهِ وَيَغْفِرُ مَاْ دُوْنَ ذَلِكَ لِمَنْ يَشَاْءُ وَمَنْ يُشْرِكْ بِاللهِ فَقَدْ ضَلَّ ضَلاَلاً بَعِيداً﴾ النساء: 116 

(ولوأَشْرَكُوا لَحَبِطَ عَنْهُمْ مَّا كَانُوا يَعْمَلُونَ)

  • 2- Shirki yar (شرك أصغر) waa is tus-tuska xaga cibaadada, noocaan diinta loogama baxo inkastoo uu buriyo ama baabiiyo abaal marintii camalkaas istuska la galiayay.

shadaad bin aws wuxuu yiri (waqtigii nabiga nnkh waxaan shirkiga asqarka ku dari jirnay istuska)

Caaqibada Shirkiga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Caaqibada shirkiga laga dhaxlo ayaa ah in la buriyo wax walboo camal ah oo aad hormarsatay iyo markaas aad wadidba, aakhirana wuxuu galayaa qofkii sameeya naarta,[3]

ilaahay wuxuu yiri asagoo nabigiisa la hadlaya hadaad shirki samayso waxaa buray camalkaaga oo dhan aakhirana waad khasaaraysaa  ﴿وَلَوْ أَشْرَكُوا  لَحَبِطَ عَنْهُمْ مَّا كَانُوا يَعْمَلُونَ﴾  [الأنعام: 88[4]]

mar kalana wuxuu yiri ﴿قُلْ أَفَغَيْرَ اَللهِ تَأْمُرُوْنِّيْ أَعْبُدُ أَيُّهَاْ اَلْجَاْهِلُوْنَ. وَلَقَدْ أُوْحِيَ إِلَيْكَ وَإِلَىْ اَلَّذِيْنَ مِنْ قَبْلِكَ لَئِنْ أَشْرَكْتَ لَيَحْبَطَنَّ عَمَلُكَ وَلَتَكُونَنَّ مِنَ اَلخَاسِرِينَ. بَلِ اَللهَ فَاَعْبُدْ وَكُنْ مِنَ اَلْشَّاْكِرِيْنَ﴾ [الزمر: 64-66]

taas ayaa ku tusaysa in shirkigu halis yahay,

naarta inuu ku waarayo waxaa ku tusaya aaydaan إِنَّهُ مَنْ يُشْرِكْ بِاللهِ فَقَدْ حَرَّمَ اللهُ عَلَيْهِ الْجَنَّةَ وَمَأْوَاهُ النَّارُ وَمَا لِلظَّالِمِينَ مِنْ أَنْصَارٍ﴾ المائدة:72[5])

tixraaca[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. http://towhed.com/index.php/maktaba/11-2013-12-31-05-32-53/38-2014-01-09-20-18-14[dead link]
  2. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-03-04. Soo qaatay 2015-12-12.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  3. http://towhed.com/index.php/maktaba/11-2013-12-31-05-32-53/38-2014-01-09-20-18-14[dead link]
  4. http://quran.ksu.edu.sa/tafseer/tabary/sura5-aya72.html
  5. http://quran.ksu.edu.sa/tafseer/tabary/sura5-aya72.html