Shisheeye

Ka Wikipedia

shisheeyaha ama Ajnabi (Af Ingiriis : Alien, Af Carabi : ar‎) Waa qofka jooga Dal uusan u dhalan, sharci haku joogo ama yuusan ku joogin, dalalka ayaa shisheeyaha u ogolaada inay joogaan wadamadooda iyagoo maslaxo ku haysta, shisheeyaha ayaan xuquuq u lahayn waxyaabo badan sida ka qaybgalka doorashooyinka