Snoop Dogg

Ka Wikipedia

[2012.jpg|thumbnail|Snoop Dogg]]

Snoop Dogg wa fanan marekyan eh

Calvin Cordozar Broadus Jr. (Long Beach, Kalifornia, 20 oktoobar 1971) ama Snoop Dogg , Snoop Doggy Dogg ama Snoop Lion, ama abdi sanbalooshe waa fanaan Maraykan ah oo heeso Rap qaado.......... Snoopp dogg waxaa layiri inuu islaamay allahu aclam.

waxa ay saaxiibtinimo dheeri ka dhexaysay fanaankii caanka ahaa tupac shakur,waxana soo saaray DRE oo ah DJ caan ah

snoop dogg waa jilaa,heesaa,abuwaan.wuxuu iibiyey ilaa 30 million oo copy album oo dunia oo dhan.album-kii uu kusoo shaacbaxay waxa la yidhaa doggy style

wuxuu ka qayb qaatay aflaam badan sida


The Wrecking Crew Dra-Man Main Role
2000 Hot Boyz C-Dawg
2001 Training Day Blue
2001 Baby Boy Rodney
2001 Bones Jimmy Bones Main Role
2001 The Wash

waxaanu yahay nin lagu xanto xagga xashiishadda !!!! Legend snoop dogg