Soocad Xusni

Ka Wikipedia
Soocad Xusni
Magaca Saxdaسُعاد حسني
Ku dhashay(1943-01-26)26 Janaayo 1943
Qaahiro, Masar
Dhimasho21. Juun 2001(2001-06-21) (da'da 58jir)
London
Sanadaha Shaqada1959–1991
QaraabadaNagat El-Sagheera

Soocad Xusni (Af Carabi : ar‎, pronounced [soˈʕæːd ˈħosni]; 26 Janaayo 1943[1] – 21 Juun 2001) waxay ahayd atariisho Masar ah[2] Waxaa loo yaqaanay "Cinderella shineemada Masar" iyo mid ka mid ah atariishooyinka ugu saameynta badan Bariga Dhexe iyo Carabta.[3] Waxay kor u kacday xiddignimada dhammaadkii 1950-meeyadii, iyada oo ka soo muuqatay in ka badan 83 filim intii u dhaxaysay 1959 iyo 1991 iyada oo haysata 9 filim oo ku jira 100 filim ee ugu weyn taariikhda shineemada Masar. Muuqaalkeedii ugu dambeeyay wuxuu ahaa filimkii 1991, The Shepherd and the Women, oo uu hagayay ninkeedii hore.[4]

Filim[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sanad Magac
1959 Hassan and Na'ima
1960 The Girls in Summer
1960 Money and Women
1960 Gharamyat Emra'a
1960 Salast Regaal W Emra'a
1960 Esha'et Hob
1961 Mafish Tafahom
1961 El-Do' el-Khaft
1961 Talat rijal wa emraa
1961 Lemaza A'aish
1961 Ishayat hub
1961 He talata
1961 El-Saferia Aziza
1961 El-Sabaa' Banaat
1961 A'az El-Habayeb
1961 Haa' 3
1962 Mn Gheir Me'aad
1962 Seraa' Maa' el-Malaa'eka
1962 Ghosn el-Zaytoon
1962 El-Ashkyaa' el-Talata
1962 Appointment at the Tower
1962 Mafish Tafahom
1963 Shaa'awet Banaat
1963 Aylet Zizi
1963 El-garema el-Dahka
1963 Ser el-Hareba
1963 El-Saheira el-Saghera
1964 Al-Tareek
1964 Hekayt Gawaz
1964 The Game of Love and Marriage
1964 El-Ozab el-Talata
1964 The Groom Arrives Tomorrow
1964 Awwel Hob
1964 El-Morahkan
1964 The Search
1965 For Men Only
1966 Fares Bani Hemdan
1966 Sha't el-Talaba
1966 Too Young To Love
1966 Mabka el-Oshak
1966 Leilet el-Zefaf
1966 His Excellency, The Ambassador
1966 El-Talta Yhbonha
1966 El-Moghamroon el-Talta
1966 Shaa'awet Regala
1966 Cairo 30
1967 The Second Wife
1967 Shabab Magnon Gdn
1967 El-Lekaa' el-Thani
1967 El-Set el-Nazra
1968 The Student and the Teacher
1968 Marriage the Modern Way
1968 Nar el-Hob
1968 Helwa we Sha'ia
1968 The Tale of Three Girls
1968 Hawaa' we el-Kerd
1968 Baba Ayez Keda
1969 Something of Torment
1969 Fatat el-esta'rad
1969 Nadia
1969 The Well of Deprivation
1970 Sunset and Sunrise
1970 El-Hob el-Daa'ea'
1971 The Choice
1971 My Wife and the Dog
1972 One day, the Nile
1972 El-Khoof
1972 Watch Out for ZouZou
1973 Strangers
1973 El-Hob elazi kan
1974 Ayna Akli
1974 Amira...My Love
1975 Whom Should We Shoot?
1975 Karnak
1979 El-Motwhesha
1979 Shafika and Metwali
1981 Al Qadisiyya
1981 The Suspect
1981 A Dinner Date
1981 People on the Top
1982 Ghareeb fi Baity
1983 Love in a Jail Cell
1984 Afghanistan Lemaza
1986 The Bird of the East
1986 The Hunger
1988 The 3rd Class
1991 The Shepherd and the Women

[5]

Tix[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. http://souad.banouta.net/t333-topic. Soo qaatay 31 October 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. www.facebook.com https://www.facebook.com/photo.php?fbid=1830557987223691&set=a.1830557950557028.1073741829.100008085214052&type=3&theater. Soo qaatay 29 October 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. http://www.iamcairo.com/egyptian-cinderella. Soo qaatay 31 October 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named bbc
  5. elcinema.com https://www.elcinema.com/en/person/1097577/.  Maqan ama ebar |title= (caawin)