Suul

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Suul waa xubin ka mid ah faraha shanta ah ee ku yaala gacmaha iyo lugaha dadka iyo xayawaanka qaar sida daanyeerka. Suulku waa farta koowaad ee shanta farood. Sidoo kale, suulku waa farta ugu awooda badan faraha.

Badanaa dadka caalamka waxaa dhaqan u ah markii suulka kor loo jeediyo, macnaheeda waa fiican, markii hoos loo jeediyo waa wax xun.


Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: