Suunka guusha
Appearance

Suunka guusha (Af Ingiriis : Championship belt) waa suun balaadhan oo loo galo tartan ciyaaro ah kaasi oo marka ugu dambeysa qof ku guuleysto. Tusaale ahaan, dagaalka feedhka waxaa la kala qaadaa bilad suun ah iyo tiro badan oo lacag ah.[1]
Hordhac
Dadka aadamaha ahi waxay tartan ciyaaro ah soo samayn jireen tan ilaa wakhti aad u horeeyay kuwaasi oo ujeedadoodu ahayd madadaalo iyo damaashaad. Ciyaarahaasi waxaa lagu kala qaadaa bilad suun ah.
Muuqaal
- Sawiro
Sidoo kale fiiri
Xigasho
- ↑ Fitzgerald, Mike; Hudson, David (2004). Boxing's Most Wanted: The Top 10 Book of Champs, Chumps, and Punch-Drunk Palookas. Potomac Books. p. 1939. Retrieved 2015-10-20.