Talk:Bariis

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

somaliy waadal wanaagsan

Wargalin boga Bariis[wax ka badal xogta]

Asc akhyarta, bogan bariis oo ahaa mid u baahan wax ka qabasho ayaa waxaan isku dayay inaan qoraalo ku soo kordhiyo. Ilaahay mahadii, wax badan waan qorey oo xataa waxaan ku dadaalay inaan templete(s) iyo references badan ku kabo.

markaa aniga intii aqoontayda ahayd waxaan filayaa waan qabtey. fadlan sax wixii khaldan oo ku dar wixii ka dhiman.

Mahadsanid,

--Ismail Suge (talk) 23:55, 24 Abriil 2013 (UTC)[reply]