Talk:Cabdi Xasan Buuni
Hadal ku darAppearance
Faalladii ugu dambaysay: 5 sannadood kahor ee Ismail4all qodobka Magaca ha bedelin
Magaca ha bedelin
[wax ka badal xogta]Salaan sxb Wxbngmgalin, waxaan kaa codsanayaa inaad boggan ka dhaafto wareejinta magaca sababtoo ah dadka Soomaalida ah waxay isku aqoonsadaan magaca oo dhamaystiran (sadex magac ee qofka), sidaas darteed ka dhaaf inaad bedesho magaca boggan. Hadii aad aqoon uleedahay waad balaadhin kartaa qoraalka bogga. Mahadsanid. Ismail4all (wadahadal) 23:26, 5 Oktoobar 2020 (UTC)