Talk:Cabdiqaadir Yamyam

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

[Isticmaale:Baardheere]Suugaanta Soomaaliyeed: Fadlan wixii aad tixraac ku dari karto ku dar boqaan Yamyam. Bogga Hadraawi ma ka dhigi karnaa mid 'Ciwaan" iyo ciwaan yareyaal leh...hordhac, iwm.

Labaatanka (20) gabyaa, abawaan ee caanka noqday 200 sano inaan diyaarino ayaa nala gudboon inta ay cid kale noo qori lahayd. Haweenay cadaan ah ayaa jirta oo 10 dumar ah maasooyinkooda dumarka Soomaali, buraanbur, geeraar ilaa hees.

List of Somali poets inaan ku xusno dhamaan abwaanada dalkeena ayaa muhiim ah boga Af Soomaali ahna u samayno.

Tuducda ama sadarka ugu dambeeya qof ayaa 'Faarax Aadan Guutaale' wax ka qoray inuu wax ka badalay ee ma sixi kartaan maamuleyaal? Baardheere (talk) 14:01, 9 Juun 2013 (UTC)[reply]