Talk:Gabay
Appearance
Magaca Maqaalka
[wax ka badal xogta]Maqaalkan wuxuu inta ugu badan ka hadlayaa Suugaanta Soomaalida sidaasi darteed wuxuu ku haboon yahay in lagu wareejiyo boga Gabay Soomaali. Ismail4all (talk) 07:00, 8 Nofeembar 2016 (UTC)
haye
[wax ka badal xogta]- badagabay bidhaan sami waxbaa lagu bisleeyaahe
- qalbi buuqsan nabad beeylahdoo leeyn ubixiwaaye
- birima geeydo barooreeysa oon ciduna soo booqan
- colaad bururtay shacab baabi iyo barakac weeynaadey
- bahda oon qabiil kaaga jirin gabay hadaad boobto
- boqorkuna aqbalo ducada waa loobaxsanayaahe
- barakada hanaga lumin aloow waala baabaye
- bulshaweeynta soomaaliyeed boogta wada gaartey
- biiem guuxa taangiga baraxan beebeiyo foodhi
- biiteeym waalan hoobiye belaa jiib burburinaaya
- baroonsocota shilke baac sadiyo suug bel belinaaya
- silis buuxa bardalool watoo sebenle baal joogo
- bashta kebiye aakoobelaa faal bam lagu taagey
- baroon teedhi birigaanyo silis seeyr banbada qaata
- booshkoo bam buuxiyo rasaas macal bistoolooyin
- intaasoobalaayaa waxaa lagu baroobeeyey
- barta laga xukumo raga nimada labada buur buuran
- midlabixiyey mid badbaadeyoo weli la baac saayo
- oobaadi gaab lagu yiraa bilis lasoo waalay
- barafkiiah oolaga baxshana koran belaa weeye
- isusoo baxaay soomaaliyeey baadi baa tahaye
- indho bacoola maskax aan bedqabin beer damlaga waayey
- biliaadan waxan loomaleeyn bahalo soow maahan
- neef baqtiyey bariis yahay tirxigu biro usoofeeysta
- bisadaha sioodaad ilmaha baad ka dhigataane
- uus biintaara majo biifanaa bararka kaa muuqda
- iyo beelabeeleysigaan laysku baacsaayo
- isbiimee badbey sababtay aan laga badbaadeyne
- inan nahay bilaash ina ragoon koox barkuma taala
- boqorkaa og biniaadan waa nagu barjeeyaahe
- boolida waxaan quudanaa badar sidiisiiye
- lacag been abuur ganacsibaa lagu bulaalshaahe
- sixirbararka sii badanayiyo beenta soconeysa
- bismilee miyaan laga bexeey beladan faafeysa
- baranaye xumaatida bulshooy meel kastaba buuxda
- iyo qaranka beel dirirka uun baawar lagu siiyo
- oo buushyo xulufadi wataan waadka baqataane
- raga calanka baabay marhore beylah ka ilaalsha
- oo cadawga baashaalka iyo baawarka u diidan
- madaxii bed qaba waa ogyahay barana meysaane
- boqoradii xoreyntaan iraa qoonkii beeylahaye
- alahayoow bilqeyrliyo u curi maalin barakeysan
- oo baaxad iyo sii awood cadawga beentaale
- burji diini baqadirirka gaal wuu baxsanayaaye
- ayadoon biyaha loo kabeyn boobe aan marino
- baqtigooda waxaa lagu gubaa booca iyo tiinka
- baroortooda waxaa laga maqlaa buuqyo alalaase
- burcadyahay lasoo taba baroo boobtay shacabkeyga
- adigoon bed qabin baad ku noqon buur itoobiya e
- baqataye inaan kaa haraa beerka kuma taale
- wax dhanbaad bulaashaye hadaad baadi ii tahaye
- ha belbeline beerkaa adkey baawerkaa dhmaye
- niguba bukaan baan ahaay meyd barkimahiise
- ilaahaase ii beer laxwoo waan ku baacsadaye
- adigoon baqtiga quudanoon bari hawaash gaarin
- in barkimo habluhu ii dhigaan ubadna ii beermo
- beyska nolosha iiguma jirtee baro tacliinteyda
- hilibaan bislaan nimanku baray maalin barakeysan
- inoow beejo kaa goyn raboow diin ku bari doono
- yaan badar sidiisii maogid beeray waa hore e
- tikireega badankiis markii beerka laga toogtey
- amxaaraduna beytu laah gashooy barato diinteena
- bah wadaagta oromaan iraa baawer adigaa leh
- afartaas bisleeyeye amxaar balaqyo diifkiis dheh
- bushintoo cadaatiyo abaar biijo iyo ceeb dheh
- kilinkii barwaaqada ahaa barashadiisii dheh
- en efdhiidi eey biiqsadeen baalki loo fidi dheh
- baadidii ka bexe oo hadeer leyn ayaa baxay dheh
- calankeyga bulugaa haduu ii babanayaa dheh
- beerkiisa xidigtii ku tiil baawer kale sii dheh
- bil halaga dhigaan oron lahaa beerka uga taal dheh
- aqoonyahanka beylahay mar hore baro dalkaagii dheh
- xoolaleyda beeraha fashana biladahood sii dheh
- ciidankeygu waa badanyehee soo banaan baxa dheh
- ciidamada badoo sharafta badan bililiqdiidkood dheh
- booliiska seeriga watoo beled aqoontaa dheh
- mila tariga boobaha watoo boorka kicinaa dheh
- gaal bisleeye awood baaxad weeyn booba cadawgiindhe
- miig ah birimo beylood wada qatara baadil jebiyoow dheh
- biriq weeye aadmigu ka baqo baro sawaariiq dheh
- amxaar weyle waakaa bogteye beylah weligaa dheh
- afartaas bisleeyeye abwaan beriya qawlkiis dheh
- suugaan bilicleh abwaan soo bandhigay bara dadkiisii dheh
- beladiyo shayaadiinta badan biriq asiibee dheh
- xaqbaa soo baxaayee ninaan baqi oraahdiis dheh
- soomaaliyo bir wey wada tahaye wiil usoo baxay dheh
- hadii been naloo sheegi jirey baranay ceebteed dheh
- abwaanadu hadey baraf noqdeen biyo dhexdood yaal dheh
- qarankeey bur buriyeen ayaan maanta bilayaa dheh
- shacabyahow banaan baxa hadaad baalal leedahaye
dadka buurbuuran\
[wax ka badal xogta]gabaygaan waxaa curiyay abwaanka layiraahdo caydaruus nuur xasa wuxuuna yiri