Talk:Uunsi

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

magaca saxda ah ee pagekaan waa luubaan fadla maamulku ha badalo uunsi hana ka dhigo luubaan

Ereyga Lubaan (لبان) waa Af Carabi, kan u dhigma ee Af Soomaaliga ah waa Uunsi. Hadii aad fikradaada ku soo darto cadayn, tixraac ama xigasho waan bedeli ciwaanka boga. Mahadsanid,
Ismail4all (talk) 02:57, 10 Jannaayo 2016 (UTC)[reply]

somali hadaan nahay wax ma qorno laakiin waxaa cadayn noqon kara dadka sida ay walaxdaas u yaqaanaan, hada uunsi hadaad fiiriso maxaa laga sameeyaa waa sokor cadar ama barafuun saliid ah oo la isku kariyay iyo xoogaa yar oo luubaan ah, mar marna lagumaba daro luubaanta, hooyadey baa samyn jiratay, marka uunsi waa kaas luubaanatana waa xabagta iyadoon la hagaajin uunsina laga dhigin la iibiyo, markii dabqaadka lagu rido oo la uumiyo ayaa uunsi la isaga yeeraa maahee markay banaanka taal waa luubaan, tan kale magaca luubaan haduu carabi yahay magac cusub in loo bixiyo ayaa quman in walax kale magaceed lagu laro ilama qurxoona, waana mahadsantahay


--shaqaaf 09:22, 12 Jannaayo 2016 (UTC)