Tamarta la cusbonaysiiyo
Muuqaal


Tamarta la cusboonaysiin karo (Af Ingiriis: renewalble energy; Af Carabi: طاقة متجددة) waa nooc ka mid ah tamarta taasi oo dib loo cuboonaysiin karo awooda ku jirta. Tamartaas oo kale wuxu ka yimaada dabeyl, qorax iyo mowjad.