Template:Stub documentation
Appearance
Kani waa template gumud. Sharaxad kooban oo ku saabsan template kaan; faahfaahin dhameestiran ka fiiri Wikipedia:Gumud.
Waa maxay gumud?
[wax ka badal xogta]Gumud waa maqaal ee ku jiraan qoraalo yar, oo ah kuwo aad u gaaban oo dabooli karin maadooyinka encyclopediyaha.
Sidee jir loo aqoonsadaa?
[wax ka badal xogta]- Haddii ay suurtagal tahay, isku day inaad u hesho templateka ugu habboon ee maqaalka. Liis buuxa waxaa laga heli karaa Wikipedia:WikiProject Stub sorting/Stub types.
- Labo ama in ka badan oo template kala duwan ah ayaa loo isticmaali karaa, haddii loo baahdo, in kastoo aan ka badnayn afar waa in loo adeegsadaa maqaal kasta.
- Dhig templateka gumud maqaalka meesha ugu hooseeso kadib qaybaha "linkyada dheeraadka", Sida caadiga ah, templateyada waxaa lagu daraa iyadoo lagu daray magacyadooda gudaha laba laab, tusaale
., e.g. {{stub}}.
Faahfaahin dheeri ah
[wax ka badal xogta]Faahfaahin dheeri ah waxaa ka heli kartaa:
New stub templates and categories (collectively "stub types") should not be created without prior proposal at Wikipedia:WikiProject Stub sorting/Proposals. This allows for the proper coordination of all stub types across Wikipedia, and for the checking of any new stub type for possible problems prior to its creation.