Jump to content

Troms

Troms fylke
Romssa fylka
Arnøyhøgda, Laukslettinden, Tjuvtinden and Rødhetta as seen over Skattørsundet in March 2012
Calanka Troms fylke
Astaanta Troms fylke
Troms isla Norway
Troms isla Norway
Isku-duwayaasha: 69°49′04″N 18°46′55″E / 69.8178°N 18.7819°E / 69.8178; 18.7819
DalkaNorway
DegmoTroms
GobolNorthern Norway
lambarka aqoonsiga degmadaNO-19
La Aasaasay1866
ku ekaay ilaa1 Jan 2020
Xarunta maamulkaTromsø
Dawladda
  GudoomiyahaElisabeth Aspaker
  Høyre
  (2017ilaa hadda)
  Duqa degmadaKnut Werner Hansen
  Ap
  (2011ilaa hadda)
Bedka
  Wadarta
25,877 km2 (9,991 sq mi)
  Beriga24,884 km2 (9,608 sq mi)
  DarajadaTemplate:No.4 ee Norway, 8.18% ee dhulka Norwey
Dadka
(30 Sebteembar 2019)
  Wadarta
166,375
  Darajada15 (3.33% ee dalka)
  Cufnaanta6/km2 (20/sq mi)
  isbedel (10 sano)
2.0 %
Aagga waqtigaUTC+01 (CET)
  Xagaaga (DST)UTC+02 (CEST)
foomka luqada rasmiga ahDhexdhexaad
Dakhliga (qofkiiba)133,300 NOK
GDP (qofkiiba)211,955 NOK (2001)
GDP darajo qaran15 (2.11% ee dalka)
Websaydhkawww.tromsfylke.no
Data from Statistics Norway

Troms wuxuu ahaa gobol ku yaali jiray Waqooyiga Norway, waxaa bishii 1 janaayo 2020 lagu soo daray gobolka kale ee (Finnmark), waxaana la aasaasay gobol cusub oo la dhaho Troms iyo Finnmark. Troms waxay xuduud la lahaan jirtay gobolka lagu biiray ee Finnmark oo waqooyi bari ka xigta iyo gobolka Nordland oo koonfur galbeed ka xigta. Gobolka Norrbotten Län ee dalka Iswiidhan wuxuu ka xigaa dhanka koonfureed, waxayna xuduud gaaban la leedahay gobolka Lapland ee Finland, galbeedka waxaa ka xigta badda norway.