User talk:Salman maxamed

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Ku soo dhawoow Soomaali Wikipedia[wax ka badal xogta]

Saaxiib soo dhawoow! ka qeyb qaado kobcinta luuqadaada hooyo, waxaanad diyaarisaa maqaalo ku saabsan wixii aad taqaano. Sidoo kale waxaad ka soo turjumi kartaa English Wikipedia maqaalada ku jira. Dee adigu inaad isfaaniso ma ahan ee waa in dad kale wax kaa qoraan. *kaftan*
Fiirogaara: boga Salman maxamed waa la tirtirayaa, sababtoo ah ma ahan maqaal faa'iido badan u leh dadka ku hadla luuqada Af Soomaaliga. Hadii aad naftaada wax ka qoraysao fadlan ku qof Boga Bacaadka oo kali ah. Wixii kale aad qorayso ha noqoto wax dadka faa'iido u leh. Mahadsanid. Ismail Suge (talk) 19:57, 23 Oktoobar 2015 (UTC)[reply]