User talk:Umuhaad

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia


Waa ku salaamay Umuhaad Ku Soo Dhawoow Wikipediaha Soomaaliga!

Bartan waxaa ka diiwaan gashan 37,830 isticmaale; waxaana ku jira 25,178 maqaal ku qoran Af-Soomaali!



Wikipedia waa mashruuc bedel wadareed ee Insaykalobeedhiya aqoon iyo dhaqan ku dhisan luqadihiisa kala gedisan. Luuqada Soomaaligu wuxuu ka mid tahay luuqadaha ugu liita xaga horumarka iyo cilmiga laga helo barta internetka. Sidaasi darteed waxaa dhamaanteen waajib inaga saaran yahay horumarinta iyo kobcinta luuqadeena. Qof kasta wuu ka qeybqaadan karaa horumarint luuqadeena, adiga oo wax ka qoraya maqaalada aad aqoonta u leedahay isla markaana ku soo daraya xigasho iyo cadayn. Khasab ma ahan inaad aqoon badan u leedahay bog aad qorayso, laakiin waxaa muhiim ah inaad qorto kaliya wixii xaqiiqo ah eed hubto. Sidoo kale, waxaa hubaal ah inaad khalad samayni ama wax garan waayi; waxaad fiirisaa boga (Caawinaad).

Fadlan aqri tillabooyinkaa koowaad hab bedelka, iyo habka bedelka bogagga iyo samaynta maqaallo cusub iyo isku toosintooda sida habka wikipedia. kadib bacaadka si aad halkaa ugu tijaabiso tillaabada koowaad.

Soo jeedin ayaad samayn kartaa iyo su'aalo taasoo ku saabsan habka shaqada ee wikipedia waxaa sidaas oo kale awoodaa Su'aashaada. Cilmiga ah kuna dhisan anshax.

Waxaa kaloo awoodaa Qeexis ku sameeyso waxaa tahay boggaada gaarka ah, adigoo iska qora macluumaad oo kugu saabsan: luqadaha aad ku hadasho, Dalkee tahay, maxase danaynaysaa?...

Ha ka tagin saxiixa ee Bogagga wadahadalka qorista afar xarriiq sidaan ~~~~. laakiin waxaa lagaa rabaa inaan la saxiixin maqaalada, maxaa yeelay waxay noqonayaan wada lahaansho marka la sameeyo.

Waxaan kaa codsanaynaa inaad eegto shanta walxood ee wikipedia iyo habka raadraaca (dhexdhexaadnimo, iyo soo xigashada, iyo usluubka bedelka, iyo habka siirada ama taariikh nololeedka, si ku haboon taariikhda qofka). sida laga doonayo ha ka tagin inaadan internetka nuqul ka soo qaadan sababaha milkiyada xuquuqda muallifka. sidoo kale waxaad awoodaa inaad ka qayb qaadato Mashaariicda wikipedia inaad ku darsato mowduucii ku cajab geliya.

Waan soo dhaweynaynaa ka qayb-qaadashada Soo galinta fayl, si loogu qurxiyo maqaalada, adigoo il gooniya u eegya xeerarka ku saabsan Xeerka adeegsiga sawirka iyo ixtiraamidda milkiyada xuquuqda muallifka. waxaa kaloo jira wikipediyeyaal iskaa wax u qabso ah ee Graphics Lab si ay u hagaajiyaan sawirada.

Ugu dambeyn, waana kan ugu muhimsan Waxaan kaa rajaynaynaa inaad ku dhiirato gacan naga siiso mashruucaan!

Haddii aad hayso soo jeedin ama su'aalo, waxaad ku soo ban dhigi kartaa Boggaan ama bogga wadahadalka.

Tallo Umuhaad, Tusaale iyo Xasuusin!
Waad ku mahadsantahay wakhtiga, dadaalka iyo fikirka aad rabto inaad ku soo darto Wikipedia. Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay inuu hello aqoon, warbixin iyo cilmi sax ah kaasi oo ku salaysan run iyo cilmibaadhis. Sidaasi darteed, waxaan kaa codsanaynaa inaad tixgeliso qodobadan:
  • Marka ugu horeysa Bacaadka ku samee qoraal tijaabo ah.
  • Qoraalkaagu ha noqdo mid dadka anfici karta. Xasuuso sababta aad wax uqorayso waa in dad kale kaa faa'iideystaan.
  • Ha bedelin qoraal aanad aqoon u lahayn. Bartan waxaa ku jira bogag khaas ah oo keydinaya macluumaadka aasaas u ah Wikipedia.
  • Hadii aad qoraal sameyso waa inaad ahaato dhexdhexaad oo ku salayso run. Wixii been ama khalad ah waa la tirtiri doonaa.
  • Ixtiraam isticmaalayaasha kale. Qof walba wuxuu jecel yahay in la sharfo, markaa dadka kale sharaf si adiga laguu ixtiraamo.
  • Wixii aad garan weydo su'aal istimaalayaasha ama maamulka.

Sidoo kale fiiri bogaga hoos ku qoran:

Wixii caawinaad dheeraad ah ee ku saabsan Wikipedia ka akhri meeshaan.

walaal maqaalka Umuhaad waa in oo ahaadaa maqaal jiro oo ku qoran luqadaha kale ee wikipedia, waa in oo ahaadaa maqaal information ah, markii aa waynay taariikhda umuhaad, waa laga saaray wikipediyahaan mahadsanid Maax (talk) 11:05, 11 Abriil 2012 (UTC)[reply]


walaal isku day in waxa aad qorayso ay ahaadaan somali waayo halkan waxaa lagu qoraa soomali kaliya waayo maqaalka aad halkan ku qortay ee baadi cade waxa kujira engilish wax fiican ayaad samaysay laakiin isku day in aad somali wada qortid




Baadicadde From Wikipedia, the free encyclopedia Main article: Somali clan The Baadicadde are a Somali clan, that belong to the larger Hawiye clan. They live in the Hiiraan, Middle Shabelle, Lower Shabelle, Banaadir.The Baydiisle subclan of Baadicadde live in the Somali Region of Ethiopia.

Contents 1 Baadicadde Sub-clans2 Notable Baadicadde individuals 2.1 Political2.2 High Ranking Military and Police Officials2.3 Traditional authority2.4 Religious2.5 Educators and Intellectuals2.6 Businessmen2.7 Popular Singers and Poets2.8 Reporters and Editors Baadicaddada wa xey ukala badaa sida tan hoos ku qoran.

Xaamud maceeye Afgaab Cariyahan Caddow-Yar Ibrahim Baadicadde Illaabe Maamiye Subeer Samaroob moolkaal quurwayle ciise beydiisle tigaal hoos ujeede


This list may require cleanup to meet Wikipedia's quality standards. Please help improve this list. It may be poorly defined, unverified or indiscriminate. (talk, help, how to edit)

  • Siyaasiyiinta:

■Mohamud Abdullahi Barre (Faytaan), First Somali Pilot

■Dr Mumin Omar Ahmed, politician, Executive Committee of USC

■Abdullahi Ahmed Shire (Shaxan), chairman of Somali Airlines in 1980s

■Macalin yuusuf macalin cabdi,Gudoomiyaha maxkamadda degmada jalalaqsi

■AbdiKarim Ahmed Ali, former USC Secretary General, former TNG Cabinet and current MP of TFG of Somalia

■Ahmed Abrone Amin, former second deputy speaker parliament of TNG

■Nuur Wabar Abdi, current MP, TFG of Somalia

■Ahmed Omar Gaagaale, foreign secretary of USC/UJ and current Cabinet Minister, TFG of Somalia

■Dr. Mohammed Ahmed jelle, former MP of TNG

■Yussuf Salad warsame, senior diplomat

■Muhumed Osman Diini, former MP, 1956 and 1964.

■Sheik mohamed cadowyar, former MP, 1956

■Muhumad Dolli, former MP, 1968

■Omar Hassan Mohamud [Omar Langare], former MP, 1968

■Hasan Mohamud (Hassan Gedisley), former MP, 1964

■Omar Haaji (Omar Dhaashane]), former RBG, 2000

■Dr Mohamed Osman Tifow, Politician, Member of Central Committee of USC

Melatariga ■General Hassan Abdi Mayle, four star General in 1980s, Somali Police Forces

■Colonel Ahmed haji Mohamud Osman (Ahmed Terso), three-star colonel, Somali Armed Forces tactician

■Colonel Abdulahi weydow Mohamud (weydow) , three star colonel in the Somali Air Forces

■Colonel Ali Mohamed Madahey, three Star colonel in the Somali Forces

■Colonel Mohamed Abdulahi Faytan, three star colonel in the Somali Air Forces and Somali Airlines pilot

■Colonel Mohamed Aden Bocoreey, three star colonel & highly decorated Somali Police Forces

■Colonel Hassan Abdule Muhumed, three star colonel & highly decorated Somali Armed Forces

■Colonel Osman Nur Suber, three star colonel in the Somali Air Forces

■Colonel sh.Ibrahim Mohamed Ali, three star colonel & highly decorated Somali Armed Forces

■Colonel Abdi Osman Dhayow, three-star colonel in the Somali Armed Forces

■Colonel Mohamed hashi Guled, three-star colonel in the Somali Armed Forces

■Colonel Mohamed Haji Ali, three-star colonel in the Somali Armed Forces



Odiyaal dhaqameedka ■[[ xaaji cabdi muuse nuur

■Wabar Abdi Wabar Ahmed, 19th century, traditional leader in Hiiran

  • xaaji cusmaan cali cilmi tigoow /foodcade) jalalaqsi

Cabdi cali (jalaqsi xaaji cabdulaahi yaroow (jawhar) ■Macalin cabdi muuse

  • Ceeymooy Diini Axmed traditional leader

■Sheikh cumar gacal muuse

■Anshur fiddi, 19th century rular of B/burte

■Haji Mohamed Osman, 19th century ruler of Jalalaqsi

■Abdi Nur Ifaf, traditional leader ■Islow saney,traditional leader

■Mohummed Nur muhudin, Tradition leader.

■Nor Hassan(norjeys)

■Sheikh Abdi Burweyn

■Amin Burweyn

■Abdullahi Ashrow

■Haji Ahmed Mudey

■Salat Moallim Yosuf

  • Wadaadada

■Sheik Faqi Wardheere, Islamic scholar in Hiiran region.

sheikh cali cumar muuse (cali dheere)

  • macalin cabdulqaadir xaaji cabdulaahi yaroow (jowhar)

■Skeik Haji Ali Daqarre, Sheik in Hiiraan

■Sheik Qasim Ma'alim, judge in B/burte

■Sheik Abdirahim Sheik Abdirahman Somali judge

■Sheik Osman Bashir

■Sheik Rashid haji hassan, currently in B/burte.

■Sheik Mohamed Hassan Mohamed

■Macalin yuusuf macalin cabdi

Oqoonyahanada ■Dr. abdirahiim haaji yahya

■Dr cumar Iman Abubakar, professor and researcher in Hadith Sunna, Vice Chairman of Shurah Council

■[[Cabdulle cali muuse

  • saalax xaaji cabdulaahi yaroow 8aqoon yahan degen boqortooyada sacuudiga)

■Dr Asha Haji Yahye,.

dr muuse muqtaar muumin muqtaar injineer, cabdulle gaaandi (dayaxgacmeedkii soomaali) ■Dr Abdirahim Sheik Abdirahman, member of Arab security Council.

■Enj Abdulkadir Adan Abikar

  • salah haji abdulahi yarow (waa aqoon yahan degan boqortooyada sacuudiga)

■Dr Omar Salad Warsame

■Enj Abdi Anshur Hassan

cali cumar mayle dr cabdulaahi xaashi guuleed ■Dr Omar Haji Osman ibrahim

■Dr Osman Abdullah Roblle, professor, University of Nilia in Mogadishu.

■Dr Mohamad Barow, member of Imamu shafi school in Mogadishu

Ganacsatada xaaji daawuud cali cilmi (daawuud Enterprise) ■Abdirahman Abdulle Mumin (Moumin Enterprise)

■Mohamed Amin Sheik hussein (MASH)

xaaji axmadeey sheekh huseen xaaji iidle cumar ■Abdirahman Moalim Aden(abdi Gurey)

■Abdulahi Ibraahim Nuni (Nuni)

■Mohamud Sheikh Hussien

  • haji caraay

■Abdulqadir Wiro

■Abdi habeb

■Omar Ashirow

■Haji muhumad Haji Ali (Boostaale)



Abwaanada ■Hussein Abdule Derow

■Bashir Ali Hussein

■Bashir Ibraahim

■abdirazaaq xaajicale

Media ■Sayid Ahmed Haji Yahye Editors of Al-watan Journal in Jeddah.

■Hassan Mohamed Osman,(Hassan Biid)CameraMan of Former Somali President in 1980s.

■Mohamed Yusuf Abdi (Afgoye), Former Mogadishu Radio Staff.

■Osman Abdi Hassan (Black)

  • Abdullahi Abdi Eymoy (Yucubka.net)

■Luul Ali Hassan Journalist, Radio Mogadishu reporter

■c/raxman daacad

Fadlan taariikh soomaaliya ku qor > Bogga soomaaliya, wixii gabay ah ku qor bogga gabayada, raadi marka hore intii aadan maqaal qorin!! (Saciid gaabane) waa magacaaga ku qor (Boggaaga)

Walaal waxaa saxay bogga (baadicade).waa in aa ku qortaa waxa muhiimka ah oo kaliya, iyo dadka magacyada waaweyn caalamka ku leh. Meeshaan lama ogolo in lagu qoro e-mail ama telefon taas neh waa in aa xasuusataa. Maax 15:30, 31 Agoosto 2011 (UTC)[reply]

walaal meeshaan qof kasto aqoonteeda wax ee ku darsataa, maqaalka baadicade hadii aa adiga wada masxday, fadlan meesha wadahadalka ku qor sababta, teeda kale ma fiicno in qabiil kaliya laga hadlo, hadii aa cilmi kale leedahay, waa ku darsan kartaa, mahadsanid Maax 13:50, 8 Sebteembar 2011 (UTC)[reply]
Walaal lama ogolo in meeshaan lagu qoro, wax micno la'aan ah!, waa in aa dadka u faaiideysaa, waxa muhiimka ah kaliya ku qor!! Hadii aa jeceshahay in aa wax ka qorto qabiilka baadicade, fadlan, waxaa qortaa sida ee u kala baxaan, meesha ee degaan, iyo magacyada dadka siyaasiga ama dadka magacyada waaweyn ku leh caalamka. Mida kale meeshaan waxaa lagu qoraa mashruuco aad u waaweyn, qabiil kaliya laguma qoro. Wixii aa taqaano oo isleedahay luqadaha kale wee ku jiraan waa ku darsan kartaa, mahadsanid Maax 09:25, 10 Sebteembar 2011 (UTC)[reply]

baadicadde[wax ka badal xogta]

MaceeyeKa Wikipedia U bood: gooshitaan, raadi (Baadicadde)Maceeye waa beel kamid ah beelaha Baadicadde waxeyna degaan degmada Jalalaqsi , Buuloburde , Baladweyne iyo nawaaxigeeda.



Qoraalka gudaha oo kooban 1 BAADICADDE JIFOOYINKA AY UKALA BAXDO 1.1 SIYAASIYIINTA 1.2 MELATARIGA 1.3 ODIYAAL DHAQAMEEDKA 1.4 WADAADADA 1.5 AQOONYAHANADA 1.6 GANACSATADA 1.7 ABWAANADA 1.8

[Wax ka bedel] BAADICADDE JIFOOYINKA AY UKALA BAXDObaadicadde waxey ukala baxdaa ilaa 13 jifo.



    • Maceeye
  • Xaaji Cabdi
    • Carayahan
  • Geedow
  • Culusey
  • Kulmiye
  • Hilowle
    • caddawyar.
  • kudbaale.
  • Gacal.
    • Afgaab
  • Abroonem Xasan Weeyd
  • Dhiblaawe Gadiid Abiikar
  • Adan Tuurcade
    • Xaamud
  • faqoow
  • Qalaf
    • Subeer
  • Aamin-Yaroow
  • Ali-Aamin
  • Mahadalle
    • Ibraahim Baadicadde
    • Ilaabe
  • Makaraan
  • Hassan walaal
  • Halane Walaal
    • Maamiye
  • Warmaka
  • Faqay wardheere
    • Samaroob(Curudka)
  • Abke Geedi
  • Abke Omar
  • Abke Hussein
    • Moolkaal
    • Quurwayle Ciise
    • Hoos u Jeede

[Wax ka bedel]

    • SIYAASIYIINTA**

Mohamud Abdullahi Barre (Faytaan), First Somali Pilot Dr Mumin Omar Ahmed, politician, Executive Committee of USC Abdullahi Ahmed Shire (Shaxan), chairman of Somali Airlines in 1980s Macalin yuusuf macalin cabdi,Gudoomiyaha maxkamadda degmada jalalaqsi AbdiKarim Ahmed Ali, former USC Secretary General, former TNG Cabinet and current MP of TFG of Somalia

Ahmed Abrone Amin, former second deputy speaker parliament of TNG Nuur Wabar Abdi, current MP, TFG of Somalia Ahmed Omar Gaagaale, foreign secretary of USC/UJ and current Cabinet Minister, TFG of Somalia Dr. Mohammed Ahmed jelle, former MP of TNG Yussuf Salad warsame, senior diplomat Muhumed Osman Diini, former MP, 1956 and 1964. Sheik mohamed cadowyar, former MP, 1956 Muhumad Dolli, former MP, 1968 Omar Hassan Mohamud [Omar Langare], former MP, 1968 Hasan Mohamud (Hassan Gedisley), former MP, 1964 Omar Haaji (Omar Dhaashane]), former RBG, 2000 Dr Mohamed Osman Tifow, Politician, Member of Central Committee of USC [Wax ka bedel] **MELATARIGAGeneral**

Hassan Abdi Mayle, four star General in 1980s, Somali Police Forces 

Colonel Ahmed haji Mohamud Osman (Ahmed Terso), three-star colonel, Somali Armed Forces tactician Colonel Abdulahi weydow Mohamud (weydow) , three star colonel in the Somali Air Forces Colonel Ali Mohamed Madahey, three Star colonel in the Somali Forces Colonel Mohamed Abdulahi Faytan, three star colonel in the Somali Air Forces and Somali Airlines pilot Colonel Mohamed Aden Bocoreey, three star colonel & highly decorated Somali Police Forces Colonel Hassan Abdule Muhumed, three star colonel & highly decorated Somali Armed Forces Colonel Osman Nur Suber, three star colonel in the Somali Air Forces Colonel sh.Ibrahim Mohamed Ali, three star colonel & highly decorated Somali Armed Forces Colonel Abdi Osman Dhayow, three-star colonel in the Somali Armed Forces colonel mahamed ashur hassan colonel abdi faarah Colonel Mohamed hashi Guled, three-star colonel in the Somali Armed Forces ■Colonel Mohamed Haji Ali, three-star colonel in the Somali Armed Forces

[Wax ka bedel] ODIYAAL **DHAQAMEEDKA** xaaji axmed garre Macalim Ibrahin Macalim Muxumad (wa macalim iyo sheikh si weyn loga yaqan Hiiraan Wabar axmed Wabar cabdi , 19th century, traditional leader in Hiiran Haji Cabdi Iidle(Sh.Cabdi Idle)Ganacsade iyo Nabadoon Hiiraan/Sh.dhexe. Haji Osman Ali Ilmi Tigow (foodcade) jalalaqsi Abdirahman Sheikh Farah. (B/burte) Abdi Ali muxumed jalaqsi Haji Abdulahi Yarow jowhar Mohamuud Hussen Yaroow (Nabadoon) Sheikh Omar Gacal Muse Anshur fiddi, 19th century rular of B/burte Haji Mohamed Osman, 19th Century Ruler of Jalalaqsi Abdi Nur Ifaf, Traditional Leader Islow saney,Traditional Leader Mohummed Nur muhudin, Tradition Leader. Nor Hassan (norjeys) [Wax ka bedel] **WADAADADA** Sheik Faqi Wardheere, Islamic scholar in Hiiran region. sheikh Ali Omar Muse (Ali dheere) macalim Ali (jalalaqsi) macalim Hassan Mohamad adil macalim cabdulqaadir xaaji cabdulaahi yaroow (jowhar) Skeik Haji Ali Daqarre, Sheik in Hiiraan Sheik Qasim Ma'alim, judge in B/burte heik Abdirahim Sheik Abdirahman Somali judge Sheik Osman Bashir Sheik Rashid haji hassan, currently in B/burte. Sheik Mohamed Hassan Mohamed Macalin yusuf macalin Abdi [Wax ka bedel] **AQOONYAHANADA** Dr. abdirahiim haaji yahya DR.cusmaan faytaan waa dhaqtarka indhaha macalina ka ah jaamacadaha muqdisho Dr.mahamed Ali Ibrahim (gudoomiyihii hore ee al islaax) Dr.abdirahman ahmed jele (SOS org.) Dr cumar Iman Abubakar, professor and researcher in Hadith Sunna, Vice Chairman of Shurah Council [[Cabdulle cali muuse Dr Asha Haji Yahye Eng saalax xaaji cabdulaahi yaroow ( enginer for american cars from saudia) Hussein sheikh Abdisalam a8 aqoonyahan degan dalka suudaan) Eng. Adulle Gandi (Dayaxgacmeedkii soomaaliya) Dr.mahamed Abdulahi Farah Dr Abdirahim Sheik Abdirahman, member of Arab security Council. Enj Abdulkadir Adan Abikar Dr Omar Salad Warsame Enj Abdi Anshur Hassan Ali Omar Maile dr Abdullahi Hashi Guled Dr Omar Haji Osman ibrahim Dr Osman Abdullah Roblle, professor, University of Nilia in Mogadishu. Dr Mohamad Barow, member of Imamu shafi school in Mogadishu [Wax ka bedel] **GANACSATADA** Haji daud Ali Elmi (daud Enterprise) Abdirahman Abdulle Mumin (Moumin Enterprise) Maxamuud cadaay abuukar xaaji cismaan madoobe Abdi Farah Ibrahim Mohamed Amin Sheik hussein (MASH) muxumed xaaji cismaan madoobe hassan sheekh mohamed (mash 2) Haji Ahmadey sheikh Husen nuure cabdi baluutiko (ganacsade degan Sacuudi carabiya) xaaji cabdulaahi caraay xasan axmed (xassan Jaciir) cabdulaahi xaaji xasan (maareeyaha MASH cargo) Haji Idle Omar Elmi Xuseen Maxamuud Cali tigoow Abdirahman Moalim Aden(abdi Gurey) Abdulahi Ibraahim Nuni (Nuni) Abdi Nur Farah Siyad Hussein Nur Ali Qamar farah Ibrahim cali cabdulaahi yaroow (cali maceeye) abdullahi ali abdi (yolax) Mohamud Sheikh Hussien Abdulqadir Wiro Abdi habeb Omar Ashirow Haji muhumad Haji Ali (Boostaale) [Wax ka bedel] **ABWAANADA** Hussein Abdule Derow Bashir Ali Hussein Bashir Ibraahim abdirazaaq xaajicale [Wax ka bedel] **WARIYAASHA** Sayid Ahmed Haji Yahye Editors of Al-watan Journal in Jeddah. Hassan Mohamed Osman,(Hassan Biid)CameraMan of Former Somali President in 1980s. Mohamed Yusuf Abdi (Afgoye), Former Mogadishu Radio Staff. Hussein sheikh Abdisalam (wariye madaxbanaan oo degan wadanka suudaan) Osman Abdi Hassan (Black)wariye laanta bbc soomaliya Luul Ali Hassan Journalist, Radio Mogadishu reporter ibraahim macalimoo c/raxman daacad NB! hamaani hadal kuma jiro ee waxii dad ee laga tagay oo aad xasuusato iimailkaan kusoo dir insha alaah baashi2011@hotmail.com

Waxaa laga keenay "http://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Maceeye&oldid=74748" Qeybta: Qabaa'ilada Soomaaliya QalabkaagaUmuhaad Wadahadalkeyga Dooqyadeyda Liiskeyga waardiyeynta Wax qoraalkeyga Ka bax Qeybta MagacyadaBog Wadahadal VariantsMuuqaalkaAkhri Wax ka bedel Itusi taariikhda Waardiyey Waxa dhacaayoWareeji Raadi GooshitaanBogga Hore Bortaalka jaaliyada Dhacdooyinka cusub Isbedelada dhow Ku nasiibso bog Caawinaad Tabarucid Qalabka shaqadaMaxaa meeshaan la xiriiro Isbedelada la'xiriira Soo geli file bogaga khaaska ah Nooc la daabicikaro Linkiga daaimka ah Cite this page Boggan waxaa markii ugu dambeysay wax laga bedelay 11:48, 19 Oktoobar 2011. Text is available under the Creative Commons Attribution/Share-Alike License; additional terms may apply. See Terms of Use for details. siyaasada u gaarka ah Ku saabsan Wikipedia Masuul la'aan Mobile view

xaaji daauud cali tigoow[wax ka badal xogta]

xaaji daauud cali tigoow