Uurjire
Uurjire
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Uurjire (Af Ingiriis : Urjire; Af Carabi : اورجري) Waa magaalo ku taal gobolka Bari ee Soomaaliya Magaaladani waxay ka tirsan tahay Degmada Rako Raaxo, Dhinaca kale, magaalda uurjire wuxuu dhacaa 9°33'13"N 49°38'33" E isla markaana leedahay 233 mitir ka sareeysa jooga bada.Soomaaliya
Hordhac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Uurjire hadda waa Deegaan samayay hormar aad u sareeya, waxaa laga heli karaa goobihii waxbarashada, caafimaadkii, Riigii biyaha, sportkii, maxadadiid diiniga, ururo bulsho oo kala duwan iyo dhaamaan waxyaabihii asaasiga u ahaa nolosha bini aadamka.
Goobo caanka ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Deegaanada caanka ah ee ku teedsan waxaa ka mid ah: Ceelka Uurjiraha weyn, Ceelka Uurjiraha yar, Galool-dhigato, Mad-gees, Libaax-yaale, Madka iyo Dooxada Bedeemis
Bulshada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Deegaanka ayaa lagu qiyaasaa dadka ku nool celcelis ahaan 1300 ilaa 1700 Qoys. Dadka deegaanka ayaa ku tiirsan dhaqashada xoolaha nool
Deegaanka Uurjire waxaa dega laba reer oo kamida Beesha Ibraahim Aadan, ee beelweynta Ugaar Saleebaan "Muuse Saleebaan" Majeerteen
- Bah idigfacle
- Yuusuf Samatar
- Muse Yusuf
- Ismail Yusuf (Reer Dhaal)
- Cali Yusuf
- Samatar Yusuf
- Yuusuf Samatar
- Farah Idiris
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Rako raaxo
- Duud-hooyo
- Qararsoor
- Qalwo
- Adin-geri
- Kalabayr
- Kurilaalo
- Cambaar hoose
- Dawacalay
- Dabqax
- Camaan
- Dhafaruryo
- Af onkode
- Mubarak
- Mandeeq
- Majayar
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxaa xogtaan inta badan iga saacidey dad deegaanka dagan oo uu ka mid yahay
- Cabdirisaaq Khalif Wagad Habarwaa ahna Asaasihii Deegaanka Uurjire