Velupillai Prabhakaran

Ka Wikipedia

Coordinates: 9°18′40.46″N 80°46′19.48″E / 9.3112389°N 80.7720778°E / 9.3112389; 80.7720778 Velupillai Prabhakaran (Af-Timiil ேவலுப்பிள்ைள பிரபாகரன்) waa hogaamiyaha maleeshiyada Siri Lanka iyo argagixisada, waa ninka abaabulay Dagaaladii shabeelka timiilka, waana ninka dalka sirilaanka ka dhaliyay dagaalo sokeeye.