Waalo Sandheer (noole)

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Waalo Sandheer[1]
Xaalad xanaaneed
Abla-ablayn cilmi ah
Boqortooyo: Xayawaan
Faylum: Chordata
Faylamyar: Naasley
Gacal: Macroscelidea
Dir: Baho jiir
Sinji: Aw-maroodi
Jinsi: E. revoili
Tibix laba magac
Elephantulus revoili
(Huet, 1881)
Waalo Sandheerta waxaa laga helaa meelo badan oo ka mid ah Geeska Afrika

Waalo sandheer Af-Ingiriis: Somali elephant shrew ama Somali sengi) waa noole la moodo sida dooliga oo ku nool dhulka kulul ama lama degaanka ah.[3] Waalo Sandheerta waxaa laga helaa meelo badan oo ka mid ah Geeska Afrika; gaar ahaan gobolada Waqooyiga Soomaaliya.

Muuqaal

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. MSW3 Schlitter | pages = 83 |id=11200010
  2. Template:IUCN2008
  3. FitzGibbon, C.; Perrin, M.; Stuart, C. (2008).